DAAWO SAWIRRO: Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii caawa ee Muqdisho

Dab ayaa ka kacay goobta qaraxa uu ka dhacay ee nawaaxiga Hotelka Maka al Mukarama, iyadoo dabka uu ku sii faafayo goobo ganacsi.

Dabka xoogiisa ayaa hadda wuxuu ka socdaa ka soo horjeedka Hotelka Maka Al Mukarama goobaha ganacsiga ee ka soo horjeeda.

Dhismooyin goobo ganacsi ayaa gubtay & gaadiid meesha yaalay, kuwaasi oo ku gubtay dabka ka dhashay qaraxa xoogan ee caawa ka dhacay Muqdisho.

Qaraxa wuxuu ka dhacay agagaarka Hotelka Maka al Mukarama ee Magaalada Muqdisho, waxaana jira khasaare nafeed oo ka dhashay.

Hoos ka daawo sawirrada:

Horumar.Net