Monday, 27 May 2019
WARARKA MAANTA

DHAGEYSO: Xaaji Cabdi Waraabe oo Hargeysa lagu Aasay

Hargeysa (Horumar Online) – Allaha u naxariistee, waxaa maanta magaalada Hargeysa lagu aasay, Xaaji Cabdikariim Xuseen (Xaaji Cabdi Waraabe) oo ahaa mudanahii ugu da`da weynaa Baarlamaanka Somaliland.

Haddaba, waxaan halkan idin kugu soo gudbineynaa, warbixin ku saabsan, sida uu u dhacay Aaska Xaaji Cabdi Waraabe oo maanta Hargeysa lagu aasay.

Hoos ka dhageyso:

Xafiiska Horumar Online
Horumaronline@gmail.com
Garowe, Soomaaliya,