Wednesday, 13 Nov 2019
Somali News

DHAGEYSO: Maxay DF Soomaaliya ka tiri Cabsida Cudurka Ebola?

Muqdisho (Horumar Online) – Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya oo ka Jawaab celineysa dareenka Bulshada Soomaaliyeed ee ku aadan xannuunka Ebola ee laga helay dalka Yugaandha.

Wasiirradda Caafimaadka Xukuumadda Soomaaliya,

ayaa sheegtay in Soomaaliya aysan ka jirin xilligaan walaac ku aadan inuu ka dilaaco Cudurka Eboola oo kiis ka mid ah laga helay Dalka Yugaandha.

Hoos ka dhageyso codka Drs. Fowsiya Abiikar Nuur


Xafiiska Horumar Online, Muqdisho
Horumaronline@gmail.com

Post Comment